Dagaal culus oo degmada Diinsoor ku dhax maray Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya

Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada Itoobiya ee saldhig ku leh degmadaasi iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ku bilowday madaafiic Al Shabaab ku garaaceen saldhig duleedka degmada Diinsoor ku leeyihiin ciidamada Itoobiya, waxaana madaafiicda kaddib … Continue reading Dagaal culus oo degmada Diinsoor ku dhax maray Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya